Hiddo & Dhaqan Lyrics & Tabs by Aar Maanta

Hiddo & Dhaqan

guitar chords lyrics

Aar Maanta

Album : Hiddo & Dhaqan ethiopia PlayStop

dhaantadu meey dhiman
dhulkanne kuma dhicin
dhaantadu dhaqan

keena weeyaaneeee
dhaantadu meey dhiman
dhulkanne kuma dhicin
dhaantadu dhaqan
keena weeyaaneeee
hidi iyo dhaqan
keena weeyaanee
dhimcadu la dhaqdiyo
dhalaan dhoor laba
(hidi iyo dhaqan keena weeyaanee)
(hidi iyo dhaqan keena weeyaanee)
digaha lagur iyo aqal aan dhisnaa

(hidi iyo dhaqan keena weeyaanee)
(hidi iyo dhaqan keena weeyaanee)
digaha lagur iyo aqal aan dhisnaa
(hidi iyo dhaqan keena weeyaanee)
digaha lagur iyo aqal aan dhisnaa
(hidi iyo dhaqan keena weeyaanee)
dhaantadu meeyna dhiman
dhulkane kuma dhici
dhantadu
(hidi iyo dhaqan keena weeyaanee)
dhaantadu meeyna dhima
dhulkane kuma dhicin
(hidi iyo dhaqan keena weeyaanee)
(hidi iyo dhaqan keena weeyaanee)
caanaha la luhee
subaga dhalayaa
(hidi iyo dhaqan keena weeyaanee)
(hidi iyo dhaqan keena weeyaanee)
sooryada dhabta ah
martidoo dharak taa
(hidi iyo dhaqan keena weeyaanee)
sooryada dhabtiyo
martidoo dharak taa
(hidi iyo dhaqan keena weeyaanee)
dhaantadu

Like us on Facebook.....
-> Loading Time :0.0096 sec